dabciga naagaha dhabta ah ma oggolaan karo xaas kale

Nin ayaa u soo galay xaaskiisa iyadoo jikada ku jirto, markaas ayuu weyddiiyay, ilmahaaga yaad ugu jeceshay, waxay tiri waxaan jeclahay dhammaantooda, yar iyo weynba, lab iyo dheddigba, ninkii ayaa yiri : qalbigaaga sidee uu u wada deeqay, waxay ku jawaabtay, waa abuurka Alle waayo hooyadu qalbigeeda wuu wada deeqaa ilmaheeda oo dhan, ninka ayaa qoslay markaas ayuu yiri : hadda ayaad fahi kartaa sida uu u wada deeqo ninka qalbigiisa afar naagood, markaas ayay ku dhufatay mindi wuu dhintay
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post