moos bukeeni weligaa ma maqashay

Mooskan waa moos loo kariyo sida bataatiga oo kale inta saliid ama subag iyo sokor lagu daro ayaa la cunaa waxaa loo yaqaanaa moos bukeeni
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post