Abdi Afrah oo muqdisho degan oo jira afartan iyo lix

Magaca iyo telephonka waa ka hoos u xusan.
Dadu waa 46jir. Degan Mogadishu ahna nin shaqaysta oo aan balwad lahayn.
Xaasle ah, aabana u ah sadex caruur ah.

Dookhu waa naag dheer oo jir buuxa leh.
Aanan is cadayn oo leh midabkeedii dabiica ah. Midabka macna kuma fadhiyo.
Dabeecad wanaagsan iyo ilbaxnimo dulqaad wadata waa waxyalaaha I soo jiita. Dadeedu u dhaxayso.
30 ilaa 40jir. Shaqaysta oo xirfadlay ah.

Mahadsanidiin

Abdi Afrah
akafi67@gmail.com

Mob. +252698084714, or +252698084714

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post