Magacayga waa faysal maxamed abdiraxman guur baan rabaa

Asc wrb .  Magacayga waa faysal maxamed abdiraxman      . Waxaan ku noolahay wadankayga hooyo somalia gaar ahaan magalada  muqdisho  .   Adderskayga waa    faysal1945@hotmail.com        telphone mobile kayga 00252615011513   .                 Age kayga waa 21 jir . Waxaan  rabaa ama an jecelhay qofta aan nolosha la qaybsanaya mustaqbalk in ay tahay gabar ama garoob  . Shuruudaha aan ku xulunaya qofta an raba in an la qaybsado nolosha waa in ay dhanka diinta islaamka  aqoon u ledahay waa in ay tahay gabar asturan  oo edeb leedahay waa in ay  qof run badan tahay  hadal macaan . DABERCAD WANAGSAN FURFURAN  DHOLACADAYN BADAN MARKA AN IS EEGNO Waa in ay Da'ahan u dhaxayso 21---- 40  meel walba ay aduunka ugu nolashahay waan soo dhawaynayaa
. Waxaan ahay qof guurdoon dhab ka tahay . Guurku waa asturaad qofka muslimka ah . Thansk
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post