Naag u dhalatay masaari oo shan mataan hal mar wada dhashay

sawirada mataanaha
Naag u dhalatay dalka Masar gaar ahaan gobolka banii suweyf oo dhashay shan mataano, naagtaas oo lagu magacaabo shahaawaad qarni oo jirta 29 sano, waa markii ugu horraysay dhalmada, waana lagu qalay
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post