Biyaha gacanta lagu soo saaro ma dhib bay keenayaa

Biyaha oo raaxada gacanta lagu keeno waxaa loo yaqaanaa seego, laakin xaaskaaga marka ay gacanta kaaga keenayso waa raaxo way ka duwan tahay seegada caadiga ah oo ruuxa keligiisa ku raaxaysanayo gacantiisa, dad waxaa jira kacsiga iska raadiya inaty saliid ama saabuun adeegsadaan ayay u raaxaysanayaa iyagoo u malaynaya taas inay raaxo tahay, marka ay dhamaystaan waxay dareemayaa shallaay iyo xishood, waxaa haboon ruuxa inuu iska ilaaliyo inta uu kro seego, haddii ay dan adag ku kallifto mooyee isagoo kacsi la hurdi la oo bahalka oo aan damin biyaha ku batay ogeed ee ma aha inaad raaxo u aadid seegada, sidoo kale naagaha seegaysta iyaguna waa la mid
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post