Gabar soomaali oo eey saaxiib ka dhigatay

Runtii dadka marka ay tagaan meel aan dalkooda ahayn dhaqankoodana oollin qaar baa dhaqankooda ku sugnaada qaarna way isbeddelaan, yaa islahaa gabar soomaali ayaa ey sida kaxaynaysa sidii ariga oo kale, tolow gabadhan ari miyay raaci jirtay oo marka ay ka weyday dalalka reer galbeedka marka ayay soo qaatay miyaa ey si ay isugu maaweeliso, fadlan ra'yigaaga ka dhiibo

ayay ayay magaalada la wareegaysaa

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post