Qalab cusub oo lagu ogaan karo cuntada doofaarka ku jiro

wuxuu u egyahay qalabka uurka lagu ogaado
Labo nin u dhashay faransiis midkooda uu yaahay asalkiisa aljeeriyaan ayaa soo saaray qalab lagu ogaan karo hilibka doofaarka, inta waxyar laga soo qaado cuntada ama dawada la rabo in la ogaado inuu doofaar ku jiro iyo in kale ayaa waxaa lagu shubayaa biyo kulul markaas ayaa qalbka la dhex gelinayaa maraas ayaa la ogaanayaa natiijada, natiijada waa sax 99% , waxaana lagu iibinayaa lacag gaaraysa 6.90 yuuro, waxay sheegtay shirkadda la wareegtay qalbkan in la soo dalbaday qalabkan 10,000 jeer 24 gudahooda, muslimiinta yurub ku nool aad buu u anfacayaa, waa qalab gacanta lagu qaadan karo sida mobilka oo kale u yar
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post