Toddobo qof Soomaali oo gabdho ku xoogay dalka UK

Toddobo wiil soomaaliyeed ayaa maxkamad ku taalla dalka Ingiriiska ku xukuntay lo ilaa kow iyo toban  sano oo xarig ah, markii lagu helay inay gabdho yaryar xoogeen oo fuulfuuleen. Weriyaha BBC Farhan Jimale ayaa ku sugan maxkamadda magaalada Bristol oo si toos ah ugu warramay idaacadda BBC laanta af soomaaliga.
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post