Xaflad shaash-saar waa dhaqan hore

Waxaa laga yaabaa in dad badan ay illaaween shaash saarku waa dhaqan laga yaqaano meelo badan soomaali ka mid ah, kaas oo ah gabadha la guursaday ina madaha shaah loo saaro maalinta toddobaad ee aqalgalka, shaaka sidoo kale a saaran karto gabar aan weli la guursanin, dhaqa noocan ah waa dhaqan soomaali khuseeya oo aan diinta shaqo ku lahayn
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post