Dhacaanka cad ee dumarka ka yimaado waa maxay oo sidee loo daaweeyaa

Dhacaanka adag ee dumrka farjigooda ka yimaada inta badan wuxuu tilmaamayaa inay jiraan cudurro xagga gudaha, dhacaanka shaqo kuma laha dhiigga caadada marmar waxaa la socda cuncun siiba faruuraha farjiga dumarka, mararka qaarkooda aad buu u urayaa wuxuu yeelanahayaa qurmuun daran, waxaa habboon inay ku dadaasho haweeneyda isku aragta dhacaankan nadaafadda hoose waa inay kastuumada maalmo badan xirnaanin oo ay xirato kastuumo suuf ah oo aan ahayn nayloon, waa inay ku nadiifisaa biyo qandac ah oo cusbo wata
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post