Runtii dadka soomaalida marka ay ka soo tageen dalkooda oo ay soo aadeen
dibadda wax badan ayaa iska baddalay siiba naagaha waayo dhaqan kale
aad buu dadka u saameeya gaar ahaan marka aad ugu tagto dalkiisa
sawiradan waxay tarjumayaan dhaqanka dadka ku dhegan iyo kuwa uu ka
fakaday