Dadka aqoonta u leh nidaamka cuntada ayaa waxay sheegeen siddeed nooc cuntada ka mid ah inay tahay mid aad u khatarnimo badan, xagga caafimaadka qofka siiba marka la badsado
waxaa ka mid ah
1- hilibka la cabburyay oo laga dhigay mid diyaar ah oo loo yaqaano lanshoon
waxaa ka mid ah
1- hilibka la cabburyay oo laga dhigay mid diyaar ah oo loo yaqaano lanshoon
2- cabitaanka gaaska wata siiba midka midabaysan wuxuu aad u dhibayaa keliyaha iyo lafaha sokor badanna wuu wataa
3- baradhaha oo duban oo loo yaqaano shibsi, sidoo kale wax ay nafaqo leeedahay ma jiraan, waxay sheegeen dadka aqoonta u leh inay wadato wax keeni kara kansarka
4- shukulaatada iyo xalwooyinka iyo nanacyada waayo waxay wataan jalaatiin ban
5- cusbada iyadana aad ayay u daran tahay waxay keeni kartaa cudurro badan marka layska badiyo
6- cuntada degdegga loo yaqaano sida bargarka iwm.
7- subagga iyo saliidaha kala duwan dhammaan iyagana waxay dhibaan dhiigmareenada