Gabar cadaan ah oo maanta soo islaantay

Waxaan shaki ku jirin diinta Islaamka inay tahay diinta xaqqa ah oo dhabta ah oo lagu khatimay diimaha oo dhan, maanta iyadoo aan sida la rabay loo faafonin ayay iskeeda u faaftaa ruuxi caqli leh oo jaanis uu ku fiiriyo hela durbadiiba wuu islaamaa, maanta gabar ayaa diintan soo gashay oo u dhalatay dalka marykanka




Post a Comment (0)
Previous Post Next Post