Gabar oo taahriibka si fiican uga hadlayso

Waxaa soo batay waayaahan dambe in sidan loogu tahriibo xagga badda dalalka yurub taas oo dad badan ay naftooda ku waayeen, haddaba gabdhaha soomaaliyeed oo bilaabay inay wacyi geliyaan yaasmiin oo ka mid ah gabdhahaas ayaa u soo jeedinaysa dadka soomaaliyeed nasteexo iyo hadal qiime badan oo ay kaga digayso qurbaha iyo tahriibka


halkan ka daawo


Post a Comment (0)
Previous Post Next Post