Guur xalaal oo dhab ah ayaan rabaa iyo naag quraanka xafidsan

Asl w wabarakaatuh.    Walaalayaal magacaygu waa maxamed C/llaahi, waxan ku noolahay,magaalada London.        
Dadaydu waa 42 sano, Quraanka kariimka waan xifdisanahay.  Waxan doonayaa gabar garoob ah ama gabar caadi ah oo da deedu tahay 35-39 sano. Waa in ay ku nooshahay England, uk. Waa inay quraanka xifdisan tahay.  waxa la iigala soo xiriiri karaa e-meilkan ayaanle72@yahoo.co.uk  wixii intaa ka badan xiriirku markuu bilaabmo ayaa laga wada hadli. Wabillahi towfiiq.        
Wassalaamu caleykum w wabarakaatuh.

3 Comments

  1. Anonymous5/19/2015

    Mgaca: Abdiwahid Mustaf Haji

    Dalka: Somalia

    Da'da: 30

    waxan ahay: Wiil

    Tel: +252615568807/+252615588693

    Email: mrkinjo71@gmail.com



    waxaan doonaya gabar dabeecad wanagsan oo diinteeda ku dhaqanta qurux qiima malaha.


    ReplyDelete
  2. Anonymous12/24/2022

    Jimcaale_9@hotmail.com

    ReplyDelete
  3. Anonymous5/07/2023

    Cabdale aden
    Jooga ; soomaaliya
    Da,da; 30
    +2527702122

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post