Sidee lagu ogaan karaa naagta aan ku jeclayn

Sida la wada og yahay jacaylku waa wax qarsoon oo qalbiga ku jira laakin waxaa jira waxyaalo lagu garan karo hadda waxaan halkan ku sheegaynaa naagta ama qofka aan ku jecalayn madaax ku garan kartaa? waxaa lagu garan karaa naagta aan ku jiclayn astaamo badan oo ay ka mid yihiin:
1- marka aad sheekaynayso sheekadaada kuma socnayso
2- waxaa laga dareemayaa marka aad la joogto firfircooni la'aan
3-waxay raadinaysaa waxyaalaha oo xun oo aad leedahay
4- kama hesho inay si fiican kuu soo fiiriso
5- hadalkaaga ma dhegeysanayso
6- marka ay kula hadlayso culays bay dareemaysaa

astaamahan ayaa ugu muhimsan oo lagu ogaan karo naagta aan ku jiclayn

1 Comments

  1. Anonymous11/29/2015

    hello every bady l am abdalla arale ım MGQ
    ugu horeen wad mahadsantıhıın bahda Xidig topnews
    sıda wacan ee aad waraka dhalınyarada ınnogu soo qortaan
    waxaan kudarsanlahaa
    7) ma oofısa marka aad balansatıd
    8) baan badan ayee kuu shegtaa
    9)badanaa waxa eykula radısaa baxar

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post