Waa maxay xubnaha taranka dumarka iyo ninka

alaabta nin iyo gabadha
Dad badan ayaa is weydiiya waa maxay alaabta raga iyo dumarka ? marka hore waxaan ku bilaabeynaa guska ninka, gus marka la dhaho waxaa laga wadaa xubinta taranka ninka, oo ka kooban seddex isteeb kuwaasoo ah, dhalfada iyo meesha gudniinka beejada laga qaaday iyo salka, bahalka ninka dareenkiisa daran wuxuu jooga dhalfada oo laga wado madax geedka, raga way ku kala duwan yihiin madaxa dhalfada rag waxaa jira madaxa u weyn iyo kuwo madaxa ka dhuuban, waxaa soo raacaya qooraha iyagana ka mid ah xubnaha taranka ninka sidoo kale xiniinyaha way kala duwan yihiin, kuwo waxaa jira balaq ah iyo kuwo adag, bahalka ninka marka uu si xoog u taagmo wuxuu noqonayaa dhagax oo kale bigra jabinta way u sahlan tahay, wax dheerna wuu noqdaa markuu taagmo, xidido ayuu yeelanayaa kacsi dartii.
marka aan ka hadalno siil waa maxay, siilka ayaa meelo badan leh wuxuu ka kooban yahay faruuro waaweyn iyo kuwo yaryar iyo kintir iyo meel kaadi iyo boqa duleelka la galiyo geedka, dareenka naagta wuxuu ku badan yahay kintirka iyo faruuraha yaryar, laakin naagaha qaarkooda gudaha ayay aad uga dareemeen, marka ay naagta kacsato siilkeeda wuxuu soo daayaa dhacaan cad wuuna dhaqdhaqaaqayaa, sidoo kale faruuraha waaweyn waxaa ka soo baxo timo lagu magacaabo shuun ama bisqin, naagaha taas way ky kala duwan yihiin, dumar waxaa jiro shuun badan leh oo ilaa dabada afkeeda gaaraya ilaa buufka iyo kuwoo faruuraha cambarka keliya ku eg shuunkooda.
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post