Istiinka naagta cambarka ayuu diyaariyaa

Naagaha qaarka marka ay kacsadaan siilkooda aad buu u soo bararaa taas waxaa ugu wacan dhiigga ka soo qolqolaya wadnaha oo soo aadaya xagga xubnaha taranka, naagta marka ay kacsato cambarkeeda wuu is fidiyaa isagoo soo daynaya dhacaan is jiidjiidaya oo sahal ka dhigaya galmada, haweenka aan kacsiga daran dareemin bahalkooda aad buu u qallalan yahay, galmada xanuun bay ka qaadaan, laakin kuwa dhacaanka badan leh aad bay ugu raaxaystaan, naagaha ma fiicana in loo tago iyagoo aan la istiiminin, waayo istiinka wuxuu diyaariya siilka naagta inuu qaabilo guska ninka, haddii aad rabto xaaskaaga inay raaxo daran dareento waxaa lagaa rabaa inaad badiso istiiminta.
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post