Maxaa dhulka loo seexiyaa labada aroos habeenka hore

naagaha bigrada ah
Naagaha somali lagu dhalay badankooda fircooni ayay u gudan yihiin, taa macnaheeda waxaa waaye, in ay u baahan tahay habeenka aqalgalka shaqo culus, oo keenaysa in ninka meeshaas bahalkiisa ku furo, sidaa awgeed habeenka aqalgalka raga waxay fidsadaan dhulka firaash ee sariirta kuma seexdaan, waayo sariirta waa moolo, haddii la riixo kuma soo celinayso, gabadha marka ay xanuun dareento gadaal ayay u baxaysaa, waayo way tolan tahay, maqaarka jirkeeda ayaa isku dhegan meesha ay iska qabsadaan labada faruurood ee siilka, marka xanuun culus ayay dareemaysaa gabadha marka la bigra jabinayo, dhulka ayaa loo fidiyaa joodari ama firshaash ama darin.

5 Comments

  1. Anonymous11/28/2015

    rntii waa sax arrintaas lkn anaga hadaan anahay dhalinyaro uma daahno waxaas

    ReplyDelete
  2. Anonymous11/08/2016

    ''Dhulka ayaa loo fidiyaa joodari amma furaash, amma dermo.'' kute! Waar, weligeedna, wallaahi!Aha!

    Anu, adeer, marka aan guursado haddii Alle yidhaa, xaaska toos, aan hadda leexleexad lahayn, ayuun baa aan dhakhtarka noogu dhaw markaa u wada beegsanaynaa si la iskugu kaaya furo. Waa xay ''dermo u dhig.'' iyo ''furaash u dhig iyo.'' iyo?! Waar, waxaa 'waa hore ayaa laga tegay' baa aan ku idhi!

    ReplyDelete
  3. Anonymous11/19/2016

    waxaaan indin weydinaa gabadha fircooniga loo gudey ma kacsataa mise eber iiga soo jawaaba fadlan

    ReplyDelete
    Replies
    1. Haa eber maaha wey leedahy waliba mid heer sare ah

      Delete
  4. Haaa sababtoo ah dareenku w nature uu ilaahey ku maneystay bini Aadanka

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post