Naag 10 nin hal mar wada guursadeen

Naagtii ugu nin jaclayd nin jacayl ayaa wuxuu ku xambaaray inay guursato 10 nin naagtaas oo lagu magacaabo liyaana barintoos oo ku guursatay gobolka Newyork iyadoo jirta 23 sano  sanad kaddib waxay guursatay nin kale iyadoo aan la furin haddana labo usbuuc kaddib waxay guursataymid seddexaad way sii guursanaysay ilaa ay ka gaarto 10 nin CNN baa waxay sheegtay naagtan oo hadda jirta 39 sano waxay bilowday guurka 1999 marka ay guursatay  nin masaari ah oo lagu magacaabo Maxamed jibriil haddan waxay guursatay masaari kale oo lagu magacaabo Axmed Callaam waxay sheegtay qoftaas sanadka 2010 inay guursanayso markii ugu horraysay guurka CNN baa sheegtay qoftaas inay kulmisay 9 nin 1999 ilaa 2002 hadda waxaa la sheegayaa 4 nin inay qabaan, naagaha noocan oo kale ah waxay qabaan jirro oo xagga hoose ah galmo kama dhergaan

1 Comments

  1. naagaha sidan ah ad bay u rabaan galmada iyobahalka weyn ma dhergaan way qayliyaan marka la cunayo

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post