Nin tagsiile ah oo celiyay 10 kun gani istarliini

Tagsiilaha ugu yaab badnaa dalka ingiriiska  nin tagsiile ah wuxuu u celiyay rukunkiisa lacag gaaraysa 10 gani istarliili (15 kun doolar) wuxuu ku hilmaamay tagsiga, ninkaas oo ka quustay lacagta inuu helo tagsiilaha lagu magacaabayay Maxamed Nazaar oo jira 55 sano wuxuu waday Ardian Kuwiin  oo jira 46 sano, ninkaa markii uu ka daalay raadinta nazaar oo lacagta boorso ku wada ayaa u yimid aad buu ugu farxay  wuxuu lacag ugu soo riday bakhsshad oo uu korkeeda ku soo qoray  ( hadiyad aan siinayo saaxiibka ugu fiican)
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post