Madaxwaynaha Wadanka Zimbabwe iyo Madaxwanaha Fadaraalka Soomaaliya Mudane Prof Xassan Sheekh

LABADAN SAWIR BAL ISU EEG, ADIGUNA WAX KA DHAHA ADIGOON XAD GUDBIN. MAHADSANID.
Sawirka hore waa Robert Gabriel Mugabe, Madaxwaynaha Wadanka Zimbabwe iyo Boqor Goodwill Zwelithini ee Zuluga oo gacanta u soo taagaya, kan labaadna waa Madaxwanaha Fadaraalka Soomaaliya Mudane Prof Xassan Sheekh Maxamuud iyo Madaxwaynaha wadanka Kenya Mr Uhuru Muigai Kenyatta.
Hufnaan iyo Akhlaaq wanaag.


Mohammed Ibrahim Awed
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post