Habka ay dadka isu baddaleen

Guurku waagii hore wuxuu ahaa xasillooni laakin hadda wuxuu isu baddalay istus, sidoo kale saaxiibtinnimada waxay ahayd markii hore kayd haddase waxay noqotay dan, qaraabada xilligii hore waxay ahaayeen dad garabkaaga taagan, haddana way kaa soo horjeedaan, waxaa soo haray hal shay aan marna isbaddalin waa hooyada,jacaylka hooyo kuma xirna dan waa wax joogto ah qofkii hooyadiisa u nool Ilaahay ha u barakeeyo cimrigeeda kii hooyadiisa dhimatayna Ilaahay ha u naxariisto
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post