Kaniini ayaa loo sameeyay naagaha aan kacsanin

Markii hore waxaa jiray keliya Fiyaagaraha nimanka loogu talaggalay inuu kacsi u keeno, naagaha ma jirin, laakin hadda waxaa la helay Viagra oo dumarka loogu talaggalay inay ku kacsadaan, waxaa soo saartay daawadan shirkad maraykan ah, wararka waxay sheegayaan in goor dhow suuqa ay soo gali doonaan waxaa loo bixiyay flibanserin, midabkiisuna waa guduud khafiif ah, wuxuu wax u tarayaa naagaha kacsiga ku yaryahay, hadda waxaa la baarayaa dhibaatooyinka uu u keeni karo qofka isticmaalo, guddiga daawooyinka maraykanka  FDA ayaa cod qaaday 18 ayaa oggolaatay in la fasaxo daawadan 6 way diideen, naagaha soomaaliyeed badankooda kacsi yari ayay dareemaan daawadan aad bay wax ugu tari doontaa haddii la keeno suuqa

2 Comments

  1. Anonymous6/07/2015

    habaro somali badan ayaa ku farxi doono warkan

    ReplyDelete
  2. waaw sheeka fiican waaye bee

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post