Naag ugu hambalyaynayso ninkeeda oo xaas seddexaad guursaday

Naagaha aad bay neceb yihiin ninkooda inuu naag kale guursado dabeecad ahaan, laakin qaar waxaa jira caadi ay la tahay haddii ninkooda naag kale guursado, sidoo kale bulshada kaalin weyn ayay ka cayaaraysaa dhaqanka waxaa la sheegaa dalalka carabta qaarkooda ninka intuu naag guursan lahaa waxay rabaan inuu sinaysto, si kastaba guurku waa mas'uuliyad ninka iyo naagta ka dhexaysa qofka naag kala guursanaya diinta way u oggoshahay laakin waxaa laga rabaa waajibaadka la saaray inuu ka soo baxo

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post