Ninka ugu garka dheer dunida

Waxaa horay loo dhahay wax kasta waa la arkaa ninkan garkiisa iyo shaarbihiisa isku baxay wuxuu rabaa inuu galo taariikhda si loo dhaho qofka ugu dheer gar iyo shaarib, tolow sidee buu wax u cunayaa, ama waxay ka tahay wax halagaa sheego, waxay ka mid tahay dabaalnimada casriga ah, garka xad buu leeyahay sidoo kale wax kastana xad ayuu leeyahay.
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post