500 khaniis ayaa ku dhimatay Xaflad eeg maxaa sababay

Waxaan wada ognahay Alle -subxaanahu wa tacaalaa- inuu cadaab xun marsiiyay qoomka Nabi Luud - nabadgelyo korkiisa ha ahaatee- waayo waxay samayn jireen fal aad u xun oo aan looga horraynin, kaas oo ahaa : ninka ayaa wuxuu u tagi jiray nin kale, dadka hadda nool oo gaalada ah isla waddadii ayay ku socdaan bal waxay ka dareen qoomkaas, waxay ka dhigeen arrintaas mid la mid ah guurka dhexmara labka iyo dheddiga, eeg cadaabka ku dhacay shan boqol qof u dhashay dalka Taiwan oo ku gubtay xaflad ay isugu yimaadeen dad khaniis ah , farxad darteed waxay tuurayeen baaruud iyo bular dabkii iyaga ayuu ku soo noqday meesha ayay kuwada gubteen waa laga kala cararay, dad yar ayaa ka badbaaday badankooda way dhinteen marka isbitaalka la geeyay
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post