Dibqallooca balaasha leh oo duula

Waxaa laga yaabaa inaadan horay u maqal noolahaan, wuxuu ku nool yahay dalalka qoyaanka badan wuxuu leeyahay baalal iyo dib qalloocan oo uu dadka ku mudo, waxaa loo yaqaanaa dibqallooca duula


Post a Comment (0)
Previous Post Next Post