Naag 69 ilmo hal nin u dhashay sixty nine children



Feodor Vassilyev waa naag u dhalaty dalka sanadka (1707) waxay dhimatay (1782) Ruushka naagtan waa naagta ugu dhalmada badan inta la bilaabay qoraalka dhalitaanka, hal mar ayaa la guursaday  nin kale ma guursanin waxay u dhashay ninkeeda lixdan iyo sagaal caruur,  waxay dhashay 16 mataan oo labaale ah, iyo 7 mataan oo seddexaale ah, iyo 4 mataan afaraale ah, inataas waxay ku dhashay 27 toddobo dhalmo, waxaa ka dhimatay labo keliya.
sidoo kale ninkeeda naag kale ayaa wuxuu ka dhalay 18 ilmo lix mar ayay u dhashay 2 mataano labo jeerna 3 mataano.
taas waxay tilmaamaysaa ninka in Ilaahay awood badan u siiyay xagga biyaha manida, runtii biyaha shahwada nimanka way kala awood badan tahay, rag waxaa jira shahwadooda ay daciif tahay qaar waxaa jira manidooda ay awood leedahay, waa arsaaq Alle dadka u qaybiyay





Post a Comment (0)
Previous Post Next Post