Nin cadaan ah oo shaah cadeys ku cabaya soomaali

Waxaan la yaabanahay Soomaalida waxay ka helaan dibadda dadka caddaankana waxay jecel yihiin dalka soomaaliya waxay dhahaan waxaa laga helaa soomaaliya wax aad u fiican oo macaan badan, aniga ma fahmin ilaa iyo hadda waxa ay ka wadaan waxa fiican ma waxay ka wadaan hawada soomaaliya ama mooska ama bababaayga ama hilibka geela iyo ariga iyo lo'da fareeshka ah?
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post