Ninkii ceelka ka soo bixiyay shabeelka




Nin u dhashay dalka Hindi ayaa naftiisa khatar geliyay markii uu galay ceel aad u dheer si uu uga soo bixiyo shabeel ceelkaas ku dhacay, waxaa lala yaabay shabeelka oo is dhiibay wax dhaqaaq ah ma uuna samaynin marka nin ceelka ugu galay daawo sawirada 

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post