Taliyaha dubai oo loo diidayay diyaarddiisa inay Turkey ka degato

Ruler of Dubai prevent aircraft from landing
Mas'uuliinta gagidda dayuuradaha magaalada Istanbuul oo diiday inay soo degto diyaaradda Maxamed bin raashid Aal Maktuum ku xigeenka madaxweynaha dalka imaaraadka ahna madaxa golaha wasiirada iyo taliyaha Dubai iyo  wasiirka gaashaandhigga, maxaayeelay duuliyaha ayaa diiday marka la weyddiiyay inuu sheego dadka saarnaa diyaaradda khaaska ahayd wuxuu sheegay keliya magaciisa iyo magaca kalkaaliyehiisa, wuxuu yiri diyaaradda waxaa saraan dad muhim ah, diyaaradda waa loo diiday inay soo caga dhigato, ileen qanuunka turkiga ma oggola in loo fasaxao diyaaradda khaaska ah haddii aan la sheegin dadka ay sido
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post