Qaylada naag kasta kama timaado xiliga galmada, naagaha qaar ayay ka timaadaa, qaylada waa labo nooc midda koowaad xanuun ayaa keena, gabadha bigrada ah marka loo tagayo xanuun daran ayay dareemaysaa, sida dumarka qaabka xun loo guday oo meesha oo dhan laga toltolay, dumarkaas marka ninka u tagayo aad bay u xanuunsadaan way ooyaan xanuun dartii, kuwaas qaylada waxaa ka keenay xanuun, midda labaad qayladada raaxada, dumarka qaar ayaa raaxo awgeed la qaliya , qayladaas waxaa laga wadaa aboowe sii wad macaan baan dareemayaa, qaylada noocaas ninka aad buu ugu raaxaysanayaa, qooq badan ayuu ka sii qaadayaa, marka uu arko xaaskiisa oo qaylinaysa, qaylada kacsiga neeftuur badan ayaa la socda inta badan iyo indhaha oo ay damuujiso gabadha.
aniga waxaan isku arkay taah marka ninka aan shaqda la bilaabo siiba marka galmada dhabta bilaabato taas qaylo miya
ReplyDeletewalaal qaylada iyo taaha naagta waxaa u keeno raaxada galmada naag kastana ma qayliso taaha waa sida qaylada oo kale
ReplyDeletemarkaa ragu mataahaan iyagu
ReplyDelete