Doorashada soo socota waxa noqon doontaa haddii Alle idmo sanadka 2016, madaxweynaha hadda dalka ka taliyo oo ah Xasan sheekh Maxamuud ilaa iyo hadda wuxuu ka bixi la'yahay inuu lacag urursado taas oo daba dhigtay farshaxanka caalamiga amin arts, amin arts wuxuu ka sawiraa maalmahan dambe xasan sheekh maxamuud sawiro tilmaamaya xaqiiqada ninkan