Filin ayay maraykan ku dhigtay gabadhan

waa reer waqooyi
Gabadha filinka jishay
Filinka wuxuu ka mid yahay waxyaalaha dadka lagu hago xiligaan aan joogno, dadka soomaaliyeed filimo inta badan ma dhigaan, filimada waagii hore la dhigi jiray waxaa u badnaa dadka carabta ka soo jeedo, gabadhan waxay dhigtay filin gaaban oo hal saac soconayo, iyada waxay ku nooshahay dalka maraykanka gaar ahaan gobolka Minnesota , waxay ka dalbanaysaa dadka ku nool magaaladaas inay ka soo qaybgalaan bandhiga filinka ay samaysay muuqaalkeeda daawo iyo hadalkeeda halkaan ka daawo.

 
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post