Gabar gabaygeedi guulaystay

Gabadhan waxay soo jeedisay gabay oo aad u waaninaya shacabka soomaaliyeed, dadkeena wax badan ayaa ka maqan oo ay meeshan ku sheegtay, runtii waxaa loo baahan yahay qofka soomaaliga ah inuu ku fikiro sida uu uga takhalusi lahaa xumaanta ku raagtay dalkan, daawasho wacan
 
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post