Jeexjeexmida jirka maxaa sababo

caloosha dilaaca
Waxaad la kulmaysaa jirkaaga oo jeexjeex aad ka dareento ama dildlilaac, midaas labo ayay u qaybsantaa midda koowaad dildilaac wax la moodo oo aan dildilaac ahayn oo xanuuna lahayn, taas waxaa keeno cayilka marka uu jirka soo galayo oo qofka hilib yeelanayo astaamo ayay ku dhaftaa jirka waxayna u badan tahay naagaha siiba cajiraha iyo garbaha, iyo naagaha uurka leh oo calooshooda marka ay si daran u soo taaganto, kaas wax xanuun ah ma laha, midda kale waxay ku dhacdaa jirka meelo ka mid ah sida cagaha dildilaacaas mid waxaa jiro xanuun leh oo dhib leh, dildilaaca jirka wuxuu leeyahay daawooyin loogu talagalay waxaad ka heli kartaa farmashiyaha, waxaa jiro kareemo la mariyo oo tirtirta dilacaas, sidoo kale gabdhaha fircooniga loo guday, waxay ka dareemaan dildilaac labada faruur yaryar oo laysku tolay gabadha xanuun ayay ka dareemaysaa xiliga galmada, taasoo sabab u ah tolmada cayda meesha isku keentay oo cadaadis ku hayso.
dabada naagta

naag cab

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post