Homemuuqaal video Gabr somaliyed kuu sharxayso 4point5 byXD -9:05:00 PM 0 hoose ayuu jiraa muuqaalka videoga Nidaamka 4.5ka aad baa looga soo horjaystay, waayo wuxuu leeyahay dhibaatooyin badan, waa qaab cunsuri ah oo foolxun haddii soomaali ay sidaas ku socdaan waligooda dowlad heli maayaan, gabar aqoon leh ayaa inoo sharxayso dhibka uu leeyahay qaabkan waa video daawasho wacan baan ku leenahay Tags: muuqaal video Somalia Facebook Twitter