Hollon ayaan joogaa nin fiican baan rabaa

Hollon ayaan joogaa nin fiican baan rabaa
Aniga holland ayan joogaa magacaygu waa S. F. C waxan ahay gabar nin xalaal u bahan da'dayda waa 34 qurux daran ma lihi waxan u baahanahay nin run badan daacad ah oo aqoon leh oo wax ibaro diinta,dhib ma laha meel kasta u ku nool yahay waan is guursanaynaa, ninka waa qof aan ka yarayn 30 oo dheer oo dabeecd fican, marka an is fahhno ayan sawiraydad u soodiraa, waxan siinya whatsupkayga, dadka webka xidig wad kumahadsan tihin webka

1 Comments

  1. Anonymous12/31/2015

    Abaayo waxa aad rabto waaalaga yaabaa aniga inaan soo buuxiyo waan ku noolahay dalka kenya emaylkayguna waa kan deeqsn659@gmail.com

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post