Farxada xadka ka baxsan hurdada maxay u reebtaa

farxada hurada maanta
maxaa reebo hurdada
Naxdinta ama cabsida hurdada ayay qofka ka reebaan, waayo ruuxa markuu wax ka baqayo ma hurdi karo, tolow farxada hurdada maxay qofka uga reebtaa? horay baa waxaa loo yiri wax kasta markuu xadkiisa dhaafo lidkiisa ayuu isu rogaa, farxadda siyaadada ah hurdada ayay kuu diidaa, waxaad arkaysaa marka lagu yiraahdo bari waa ciid oo aad tahay ilmo yar waxaa laga yaabaa inaadan hurdin ooba hurdada ay kaa imaan wayso, sirta ku jirto maxay tahay? marka si dhab ah loo eego farxada hurdo ma celiso laakin marka ay xadkeeda dhaafto cabsi ayaa imaanayso cabsidaas waxay tahay inaad ka baqdo haddii aad hurudo amay riyo kugu noqotoo nafta waxay iska ilaalinaysaa inay farxaddaas riyo noqoto sidaas awgeed ayay hurdada uga tagaysaa.
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post