Nin turkiyaan isdili rabay eeg waxa uu la kulmay

odoghaan
ordoghaan oo ninka la hadlayo
Madaxweynaha turkiga Rajab Dayid ordoghaan oo maraya buundada istambuul ayaa wuxuu dareemay nin dhalinyar ah oo isdili rabo, markaas ayaa wuxuu faray dadka isaga la socday inay soo qabtaan ninka isdili rabay. markaas ayaa loo keenay, wuxuu u ballan qaaday inuu xallin doono mushkilada haysato oo ku kalliftay inuu isdilo
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post