Dowladda Itoobiya dan weyn ayaa
ugu jirto soomaali inay sidan u qasanaato, maxaayeelay dhulka ay
soomaali ka haysato qof soo raadsanayo ma jirayo haddii xaalka dalkeena
sidaan yahay mar walba, eeg sawirka yaabka badan ee amin arts uu ka
sawiray xaalkan aad baad ula yaabi doontaa siyaasadda dalka ka socoto