Tuugada buundada Afgooye xirtay oo bananbax lagu qaaday

bnaanbax
Mudaaharaadka afgooye ka dhacay
Somali markii ay dhacday xukuumada Maxamed Siyaad Barre sanadka 1991gii ilaa iyo hadda deganaansho fiican ma helin,  dad badan ayaa aad loo dulmiyay dadkaas waxaa ka mid ah dadka degan shabeelaha hoose gaar ahaan degmada afgooye, tuugada xamar waligooda ayay isbaaro ku dhegan jireen dagmada afgooye, iyadoo hadda ay joogto dowlad waxa u eg oo ay leedahay waxaan maamulaa ayaa maalin cadeey tuugo isbaaro ku dhigteen buunada afgooye , dadkii ku noolaa ayaa banaan bax ku qaaday tuugadaas wayna ordeen hadabada daawo muuqaalka


Post a Comment (0)
Previous Post Next Post