Markaad cunto alaabtan sida larabay ayaad ugu raaxaysanaysaa xaaskaaga

cuntada somali bb
sawirka cuntada macaan
Hilibka shiilan iyo qudaarta iyo ukunta waxay ka mid yihiin cuntada cayilka keento sidoo kale awood galmo ayay u keentaa ragga iyo dumarka, ruuxa rabo inuu noloshiisa galmo ku raaxaysto waxaa laga rabaa inuu ku dadaalo cuntada nafaqada sida kuwa aannu soo sheegnay oo kale raaxo badan ayuu ka helayaa qofka marka uu awood u leeyahay galmada, dumarkana way ku qancaan raaxada noocaas ah, sidoo kale midda caafimaad ayay jirka u leedahay
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post