![]() |
gabar waalidkeeda kufsaday |
Gabadhan waxay sheegaysaa in aabaheeda kufsaday iyada iyo gabdhaha walaalaheeda, waxay leedahay waxaan ka soo guurnay dalka sweden hadda waxaan joognaa magaalada Qaahira, meeshan ma laha dad loogu dacwoodo, waxaan rabaa inay iga badbaadiyaan arintan dadka soomaali gaar ahaan dadka degan magaalada qaahira, runtii hadalkan waa wax ku cusub bulshada soomaaliyeed inuu aabe kufsado gabadha uu dhalay, hadalkan haddii uu sax noqday waa arin aad u daran oo bulshada soomaaliyeed ayna waligeeda arkin, ninkan haddii arinta ay sax tahay waa in abaalkiisa la mariyaa, waayo danbiga uu samaynayo waa denbi aad u weyn oo xadka ka baxsan, halkaan ka daawo gabadha oo oynaysa oo ka sheekaynaysa.