![]() |
Merciful Dog saves child |
Naag cunug guur la'aan dhashay ayaa soo tuurtay cunugeeda markii ay dhashay kaddib, waxay ku tuurtay guri dudumay dhexdiisa, eey ayaa arkay cunuga, eygii ayaa soo qaaday wuxuu keenay meel ay dad joogaan, dadkii way la yaabeen eegii waa iska tagay, dadka meesha joogay ayaa ilmihii yaraa isbitaalka ula orday cunugii waa badbaaday, subxaana allaah hooyo naxariista ka tagtay oo xayawaan isu badashay iyo xayawaan oo naxariis la yimid oo hooyada ka fiicnaaday.