Basbaaska iyo toonta haweenka ayay usoo celiyaan raaxada dareenka

kacsiga naagaha cuntada u roon
cuntada ugu haboon kacsiga
Haween badan oo soomaali ah waxay ka sheegtaan inaysan dareemin wax kacsi ah marka ninkooda ay la raxaysanayaan, taas waxay keenaysaa in sida la rabay laysu fahmi waayo, haddaba haddii ninka uu waayo naag sheekada la waddo naag kale ayuu guursanayaa, waxaad arkaysaa rag badan soomaaliyeed oo xaas labaad raadinaya, isagoo leh xaas iyo caruur, qof rabo ma jiro inuu mashaakil badsado ama xaaskiisa hore furo, laakin duruufta ayaa waxay keentaa ninka inuu ka tago xaaskiisa, immisa nin xaaskooda ka tagtay sababtana ay tahay galmada oo luuq gasha, ninkaaga waxaad ku ilaalin kartaa inaad u raaxayso oo aad soo jiidato, waxaan kuu sheegayaa seddex cunto oo aad ku kordhin kartid  kuwaa waa wax aad u fudud oo aan u helikarno si durdur ah. 

Meelaha ugu daran oo dumarku ku kacsadaan

midka 1aad waa sanjabiil qof waa inuu ku darsadaa shaaha ama qaxwada ama waa inuu cunaa sanjabiisha cagaaran cabbitaan baa laga sameeyaa, ama sida shaaha  oo kale waa inuu u kariyaa

Astaamaha lagu garto kacsiga dumarka

midda labaad toosnta, toonta iyadana marka la cuno subaxdii waxay siyaadisaa dareenka galmada
midka seddexaad waa basbaaska isagana kaalin weyn ayuu ka dheelaa galmada raaxada laga helo, dumarka raba inay helaan macaan raaxo marka ay la raaxaysanayaan xaasaskooda waa inay ku dadaalaan cuntooyinkan aan soo sheegnay
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post