Beenta iyo barabogaantada ayay ka helaan ummadda soomaaliyeed, daawo gabadhan oo si fiican uga hadashay xaalka dadka soomaaliyeed. iyadoo ka sheekaysay horumarka waxa u diiday soomaalida iyo dhaqankooda dhabta ah, runtii gabadan waxay ka fiican tahay boqol nin soomaali qayila oo baararka fadhiya, hadal beenta ah meesha ku hayo, rag badan soomaaliyeed waxay maamuli waayeen xaasaskooda iyo caruurtooda marka mala yaabaa inay dal maamulaan