Raga raba inay awood galmo waligooda lahaadaa waxaa laga rabaa inay si fiican u cunaan kalluunka, siiba dadka soomaaliya ku nool waxay nasiib u lahaadeen inay helaan kalluun aad u fiican, sidoo kale kalluunka wuxuu leeyahay waxyaalo badan oo u roon jirka iyo caafimaadka guud ahaan, sidoo kale nimanka wuxuu u kordhiyaa kacsiga galmada, daawo mallayga soomaali buuxa